Skip to content

Exit
site

Exit
site

Victim First waa adeeg bilaash ah, madax bannaan oo qarsoodi ah oo loogu talagalay Dhibbanayaasha iyo Marqaatiyaasha dembiyada ee ku sugan Leicester, Leicestershire iyo Rutland.

Waxaan ku siin karnaa taageerada aad u baahan tahay si aad ula qabsato oo uga bogsato saameynta dembiga. Waan garwaaqsanahay in baahiyaha qof walba kala duwan yihiin, oo haddii dambigu dhacay waqti hore ama aan loo soo sheegin booliska, wali waan ku taageeri karnaa.

Haddii aad jeclaan lahayd inaad hesho taageero adoo adeegsanaya turjubaan, waxaad naga soo wici kartaa lambarkayaga telefoonka ee bilaashka ah 0800 953 9595 waxana kuu diyaarin doonaa turjubaanka luuqadaada.

Waxaanu furanahay Isniinta ilaa Sabtida 9 subaxnimo ilaa 6 galabnimo, iyo Arbacada 9 subaxnimo – 8 galabnimo